Saturday, June 7, 2025
HomeAll NewsMacallimiin u Dhashey Beesha Tunni oo Dowro Loogu soo Xiray Kuunyo Barrow.

Macallimiin u Dhashey Beesha Tunni oo Dowro Loogu soo Xiray Kuunyo Barrow.

Beesha Tunni oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ee dega Wilaayaatak Islaamiga ah, ayaa waxaa macallimiin kasoo jeeda dowro diini ah loogu soo gebebegeeyay magaalada Kuunyo barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Dowradan diiniga ah ayaa socotay muda bil ah, waxaana macallimiinta loo qabtay ay yihiin macallimiin loogu talogalay in dadka baadiyaha kunool ay dacwada gaarsiiyaan, caruurta yaryarna Quraanka baraan.

Munaasabad ballaaran ayaa ka dhacday masjidka Abuu Bakar As-Saddiiq ee magaalada Kuunyo Barrow, waxaana kasoo qeybgalay salaadiin, nabadoonno, culimo iyo masuuliyiinta ugu sareysa Wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha Hoose.

Halkaan ka Degso Warka Dowrada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.