Wilaayada Islaamiga ah Sh-hoose ayaa machad ay haweenka wax kabaran doonaan ka hirgelisay deegaan dhaca duleedka degmada Afgooye ee wilaayadaas
Machadkaan yaa laga furay ee deegaanka Madiina ee udhow degmada Afgooye waxaana aad usoodhoweeyey dadka deegaanka.