Friday, June 6, 2025
HomeAll NewsMadaxweynaha Eretrea oo TPLF ku Amray Iney Weerarto Jabhad Lagu Tababarayo Gobalka...

Madaxweynaha Eretrea oo TPLF ku Amray Iney Weerarto Jabhad Lagu Tababarayo Gobalka Canfarta.

Wararka laga helayo dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Tigray ayaa wax ay sheegeyaan, in kooxda TPLF ay qorsheeneso weerar ay ku qaaddo jabhadda lagu tababarayo gobolka Canfarta, oo ay hor boobayaan saraakiil horay uga tirsanaa kooxdan.

Xogaha ayaa tilmaamay in Madaxweynah dowladda Eritrea uu kooxda TPLF uu ku amray, in ay weeraran jabhaddan islamarkaana ay kala hurmaraan weerarka.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.