Thursday, May 15, 2025
HomeAll NewsMadaxweynihii Hore ee Ismaamulka Tigreega oo Eedeymo Ujeediyay Maleeshiyaadka TPLF.

Madaxweynihii Hore ee Ismaamulka Tigreega oo Eedeymo Ujeediyay Maleeshiyaadka TPLF.

Getachew Reda oo ah madaxweynihii hore ee gobalka Tigreega, sidoo kalana ah la taliyaha arrimaha bariga Afrika ee Abiy Axmed ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu eedeymo ugu jeediyay maleeshiyaadka TPLF.

Waxa uu sheegay in kooxdu ay ka ganacsato Dahabka gobalka Tirgreega, islamarkaana ay ku kacaan falal ka dhan ah amniga Itoobiya.

Saraakiil sarsare oo katirsan TPLF ayuu ku eedeeyay iney tan iyo xilligii dagaalka ku howlanaayeen ka ganacsiga Dahabka, ayna had iyo jeer ka shaqeeyaan sidii ay colaado uga abuuri lahaayeen dalka si ay ugurtaa kheyraadkiisa.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.