Thursday, May 29, 2025
HomeAll NewsMagaalada Muqdisho oo ay Maanta ka Dhacday Arrin Foolxun.

Magaalada Muqdisho oo ay Maanta ka Dhacday Arrin Foolxun.[Wareysi]

Muqdisho oo ah caasimadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu soo dhaweeyay 2 nin oo ciyaartooy afrikaan ah.

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo aad ufarbadan ayaa loogu diyaariyay garoonka ciyaaraha ee Muqdisho, si ay usoo dhaweeyaan.

Sheekh Maxamad Axmad Balli oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay arrintan.

Halkaan ka Degso Wareysiga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.