Mid kamid ah waxyaabaha lagu xusuusanayo Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha Dowladda Federaalka mudada saddexda sano ee uu hogaanka u hayo Dowladda Federaalka, waa dhulboobka iyo musuq-maasuqa, waxaana la iibiyay hantidii caamka ee dalka, iyadoo la boobay hanti maguurto ah oo gaar loo leeyahay, waxaana intaa sii dheer musuq-maasuqa xargaha goostay ee kudhex baahay hay’adaha Dowladda Federaalka.
Warbixin ku aadan qodobkan waxaa soo jeedinaya walaalkeen Cabdisamad Cabdullaahi.