Thursday, July 3, 2025
HomeAll NewsMaleeshiyaad Dil iyo Dhaawac ka Geystay Degmada Qoryooley ee Gobalka Sh-hoose.

Maleeshiyaad Dil iyo Dhaawac ka Geystay Degmada Qoryooley ee Gobalka Sh-hoose.

Habeenimadii xalay waxaa degmada Qoryooley ee gobolka Sh/Hoose ka dhacay dil iyo dhaawac ay geysteen malleeshiyo hubeysan oo ku sugan degmadaasi.

Malleeshiyaadkan ayaa rasaas oodda kaga qaaday goob ganacsi oo ku taalla degmada, waxayna halkaasi ku dileen 1 qof shacab ah oo ah haweeney, halka ay dhaawaceen tiro kale oo dad ah.

Dhaawacyada dadka ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla Qoryooley, waxaana lala tacaalayaa xaaladooda caafimaad.

Halkaan ka Degso Warka Qoryooley

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.