Wararka ka imaanaya gobalka Sh-dhexe ayaa ku waramaya, in markale uu halkaasi ka dhacay weerar ay geysteen maleeshiyaad hubeysan, kaas oo lagu dilay dad rayid ah.
Maleeshiyaadka ayaa waxa ay weerarkaan ku dileen ugu yaraan 6 ruux, halka ay ku dhaawaceen 3 kale.
Xilligii la dilayay dadkaan ayaa waxaa lasoo warinayaa iney qur’aan akhrisanayeen, waxaana ay wararku sheegayaan in dhacdadaan ay daba socoto aanooyin qabiil oo waayadii lasoo dhaafay ka taagnaa gobalka.