Sunday, April 20, 2025
HomeUncategorizedMaleeshiyaad Hubeysan oo Dad Xoolo-dhaqato ah ku Dilay Galgaduud.

Maleeshiyaad Hubeysan oo Dad Xoolo-dhaqato ah ku Dilay Galgaduud.[DHAGEYSO]

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay maleeshiyaad hubeysan oo hab qabiil u abaabulan ay xalay ka geysteen, deegaan katirsan gobalka Galgaduud.

Weerarka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay deegaan dhanka Koonfureed kaga beegan degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Maleeshiyaadka ayaa waxaa dadka ay dileen ku jira nil xoolo-dhaqato ah iyo xaaskiisa, kaas oo iyagoo hoygooda jooga ay rasaas oodda uga qaadeen maleeshiyaadkaan.

Mid kamid ah Odayaasha ku sugan gobalka ayaa faahfaahin ka bixiyay sida ay wax u dhaceen.

Halkaan ka Degso Warka Galgaduud

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.