Wednesday, April 30, 2025
HomeAll NewsMaleeshiyaadka RSF oo Khasaaraha soo Gaaray ku Qarinaya Adeegsiga Diyaaradaha Drones-ka.

Maleeshiyaadka RSF oo Khasaaraha soo Gaaray ku Qarinaya Adeegsiga Diyaaradaha Drones-ka.[WARBIXIN]

Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa guuldarooyin is xigxigay la gaarsiiyay maleeshiyaadka RSF ee dagaalka kala jira xukuumadda Suudaan, kuwaas oo gabi ahaanba laga saaray magaalada Al-Khartuum ee caasimadda dalkaas.

Warbixinno soo baxay ayaa sheegaya, in maleeshiyaadkaan ay jabkii soo gaaray ku qarinayaan duqeymo joogta ah oo ay u adeegsanayaan diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaanno Drones-ka.

Halkaan ka Degso Warbixinta Suudaan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.