Sunday, June 1, 2025
HomeAll NewsMalleeshiyaad Hubeysan oo la Wareegay Xarunta Maamulka Degmada Galdogob ee Mudug.

Malleeshiyaad Hubeysan oo la Wareegay Xarunta Maamulka Degmada Galdogob ee Mudug.

Waxaa maalintii shalay xarunta maamulka degmada Goldogob ee gobolka Mudug la wareegay, malleeshiyo hubeysan oo ka gadooday xilkaqaadis lagu sameeyay, agaasimaha arrimaha bulshada ee maamulka degmadaasi ninka lagu magacaabo C/Qani Cabdi Nuur.

Malleeshiyadan ayaa gudah ugalay xarunta, waxayna halkaasi kala wareegeen ciidamadii iyo mas’uuliyiintii ku sugnaa ee taabsanaa maamulka la baxay Putlanad, iyadodo ay joogsatay shaqadii ka socotay.

Halkaan ka Degso Warka Galdogob

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.