Wednesday, May 21, 2025
HomeWarka GudahaMalleeshiyaad Hubeysan oo Qof Shacab ah ku Dilay Gobolka Galgaduud.

Malleeshiyaad Hubeysan oo Qof Shacab ah ku Dilay Gobolka Galgaduud.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa gobolka Galgaduud gaar ahaan inta udhaxeysa degaanada Dacdheer iyo Furunti-Fure ee gobolkaas ka dhacay, dil loo geystay ruux shacab ah oo lagu magacaabijiray Maxamed Yasiin Xaashi.

Dilka ninkan oo dhacay xilli habeen ah, ayaa loo badinayaa inuu salka ku hayo aano qabiil, dableyda falkan ku kacay ayaana goobta isaga baxsaday.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.