Sunday, July 13, 2025
HomeAll NewsMalleeshiyo Itoobiyaan ah oo Weeraro Isdaba Joog ah ku Hayo Xoolo Dhaqato...

Malleeshiyo Itoobiyaan ah oo Weeraro Isdaba Joog ah ku Hayo Xoolo Dhaqato Soomaali ah.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa gobolka Siti gaar ahaan degaanka Biyo-Kulule ka dhacayay, dagaallo udhaxeeya xoolo-dhaqatada Soomaalida iyo malleeshiyada Oromada.

Malleeshiyadan ayaa doonaya dhul-ballaasi sida ay sheegayaan wararka laga helayo halkaasi, waxayna doonayaan iney xoog ku qaataan degaanka Biyo-Kulule oo ah dhul Soomaaliyeed, islamarkaana ah istaraatiiji.

Halkaan ka Degso Warka Soomaali-galbeed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.