Sunday, June 29, 2025
HomeAll NewsManhajka Waxbarasho ee Shisheeyaha oo Dhibaato ku Haya Ardayda Soomaaliyeed.

Manhajka Waxbarasho ee Shisheeyaha oo Dhibaato ku Haya Ardayda Soomaaliyeed.

Dhibaatooyin kala duwan ayey ardayda ku nool wadanka kala kulmayaan manhajka Yuneesko ee ay maamullada shisheeyaha ushaqeeya meelo dalka kamid ah ka hirgeliyeen.

Mid kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Hargeysa ee gobolka Waqooyi-Galbeed Soomaaliya oo sanadkan qaadanaya shahaadada dugsiga sare ayaa ka hadlay, dhibaatada uu jiilka soo koraya ee Soomaalida ku hayo mahajka ay shisheeyuhu wadanka keeneen laguna dhigo dugsiyada waxbarashada ama iskuullada maadiga.

Ardaygan ayaa asheegay in loo dhigyo manhaj ay ku jiraan wax aan waxba utareyn, kuwaasoo waqti badanna looga lumiyay.

Wuxuu ku eedeeyay maamulka la baxay Soomaaliland iney iyagu ukeeneen, waana kan isagoo ka hadlaya waxbihii uu ku arkay sanadihii lasoo dhaafay.

Halkaan ka Degso Warka Waxbarashada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.