Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsMaraakiib Shisheeye oo Xaalufin Ba'an ku Haya Xeebaha Soomaaliya.

Maraakiib Shisheeye oo Xaalufin Ba’an ku Haya Xeebaha Soomaaliya.[DHAGEYSO]

Warbixin ay baahisay hay’ad caalami ah ayaa lagu sheegay in sanadkii lasoo dhaafay badaha Soomaaliya laga xaalufiyay malaayiin kalluun ah, iyadoo si gaar ah loo xusay nooc kamid mallaayga oo kasii dabar go’aya Soomaaliya.

Xaalufinta waxaa kaalinta koobaad kaga jira sida warbixinta ku xusan dowladda Shiinaha, iyadoo ay ku wehliyaan kuwo kale oo caalamka ka isaga yimid.

Mallaayga Nooca loo yaqaan Tuunada ee Dunida qaaliga ka ah ayaa Soomaaliya laga helaa, waxayna warbixintu sheegeysaa inuu dabar go’ ku socdo.

Halkaan ka Degso Warka Xaalufinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.