Muddo ku siman 20 sano ayay Dowladda Mareykanka duullaan gardarro ah ku joogtay dalka Afghanistan ee dhaca qaaradda Aasiya, waxaana ugu dambeyn ay sanadkii 2021-kii dalkaasi isaga baxday iyadoo jabtay oo khasaare culys dhabarka loo soo saariyay.
Waxaa jiray kumannaan la shaqeynayay Mareykanka oo wixii xilligaasi ka dambeeyay ufirxaday wadamada Yurub iyo Ameerika, Dowladda Mareykanka ayaana hadda billawday iney dalkeeda ka ceyriso Afghaaniyiin badan oo ay iskala qeyb qaateen duullaankeedii Afghanistan.
Halkaan ka Degso Warbixinta Mareykanka