Monday, July 14, 2025
HomeAll NewsMareykanka oo Dowlado Afrikaan ah ku Cadaadinayo Iney Aqbalaan Soo Galootiga uu...

Mareykanka oo Dowlado Afrikaan ah ku Cadaadinayo Iney Aqbalaan Soo Galootiga uu Iska Soo Tarxiilayo.[WARBIXIN]

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu markale ku guuleystay hogaaminta dalkaas, waxaa isa soo taraysay hadal henta ku aaddan inuu soo tarxiili doono dad badan oo soo galooti ah.

Trump oo caan ku ah cunsuriyadda ayaa dardar galiyay, tarxiilka dadka soo galootiga ah ee ku nool dalka Mareykanka, waxaana uu iminka dowlado Afrikaan ah ku cadaadinayaa iney aqbalaan soo galootiga uu dalkiisa kasoo tarxiilayo.

Halkaan ka Degso Warbixinta Mareykanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.