Monday, May 12, 2025
HomeUncategorizedMareykanka oo Markale ku Celiyay Inuusan Qarash ku Bixin Doonin Duullaanka AUSSOM.

Mareykanka oo Markale ku Celiyay Inuusan Qarash ku Bixin Doonin Duullaanka AUSSOM.

Kulan fool ka fool ah ayaa magaalada Washington ee caasimadda wadanka Mareykanka ku dhexmaray xubno ka socda midowga Afrika iyo Dowladda Mareykanka, wuxuuna kulankaasi kusoo dhamaaday fashil iyo inuu Mareykanku mar kale ku celiyo inuusan ogoleun maalin gelinta duulaankan cusub, sida ay xaqiijiyeen in ilo diblomaasiyadeed oo uu soo xigtay wargeyska Africa Intelligence.

Hadalkan ayaa xoojinaya mowqifkii ay labo diblomaasi oo wakiil ka ah Mareykanka dhawaan shir ka dhacay dalka Uganda ka istaageen maalgelinta duulaanka la daalaadhacaya mushaar la’aanka iyo deynta ku dhow moqolka milyan.

Halkaan ka Degso Warka Mareykanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.