Sunday, June 22, 2025
HomeAll NewsMareykanka oo si Toos ah Ugu Biiray Dagaalka u Dhaxeeya Yahuudda iyo...

Mareykanka oo si Toos ah Ugu Biiray Dagaalka u Dhaxeeya Yahuudda iyo Iiraan.[FALANQEYN]

Iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay la saadaalinayay in Dowladda Mareykanka ay si toos ah ugu soo biiri doonto dagaalka u dhaxeeya maamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, ayay Washington qaaday tallaabadii laga filayay.

Dowladda Mareykanka ayaa xilli dambe oo habeenkii xalay aheyd waxa ay weerar toos ah ku qaaday, ugu yaraan 3 xarumood oo lagu farsameeyo hubka wax gumaada ee nukliyeerka, kuwaas oo ay laheyd xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.