Monday, April 28, 2025
HomeAll NewsMarkab ay Xoolo ku Rarnaayeen oo ku Rogmaday Marinka Baabul-Mandab.

Markab ay Xoolo ku Rarnaayeen oo ku Rogmaday Marinka Baabul-Mandab.[DHAGEYSO]

Markabkan oo ay xoolo ubadan Ariga saarnaayeen, ayaa rogmaday xilli uu marayay marinka muhiimka ah ee Baabul-mandab.

Muuqaal laga soo duubay halka uu ku rogmaday markabka, ayaa lagu arki karaa iyadoo xoolihii ku daatay badda lagu soo samata bixinayo duumo yaryar ah oo ay wataan shaqaalaha markabka.

Wararka ayaa tilmaamayaa in markabkan uu ku wajahnaa qeybo kamid ah dhulka ay degaan dadka Carabta ah, hase ahaatee si rasmi ah looma oga wadanka uu sida gaarka ah ugu socday.

Halkaan ka Degso Warka Markabka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.