Masar waxa ay kamid tahay dalalka xuduudka la leh dhulka ay Yahuuddu xoogga ku heysato ee Filastiin, waxaana dowladda dalkaan ka arrimisa ay kaalin weyn ku leedahay gummaadka ay Sahaayinadu ka wado Marinka Qazza.
Xukuumadda Al-Qaahira ayaa is hortaagtay in gurmad la gaarsiiyo Muslimiinta ku go’doonsan Qazza, iyadoo aad u ilaalineysa Kayaanka Suhyuuniga ah, waxaana iyada iyo Yahuudda ka dhaxeeya xiriir qoto dheer oo dhan waliba ah.