Sunday, April 13, 2025
HomeAll NewsMashruucii Trump uu ku Barakicinayay Muslimiinta Qazza oo Fashilmay.

Mashruucii Trump uu ku Barakicinayay Muslimiinta Qazza oo Fashilmay.[WARBIXIN]

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaad 2 bilood kahor waxa uu soo jeediyay, qorshe halis badan oo ka dhan ah Muslimiinta Qazza.

Trump ayaa soo jeediyay qorshe ah, in Marinka Qazza laga barakiciyo dadka ku dhaqan, islamarkaana qaxooti looga dhigo dalalka dariska la ah ee Carbeed, guud ahaan Marinka Qazzana ay la wareegto xukuumaddiisa, kana dhiigto meel looga soo dalxiistago mandiqadda loogu yeero “Bariga Dhexe”.

Haddaba waxaa gabi ahaanba fashilmay qorshahaas dhagareysan ee uu damacsanaa Trump, islamarkaana uu ku barakicin rabay ehelkeenna Qazza.

Halkaan ka Degso Warbixinta Mashuura Fashilmay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.