Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsMasuul Horay Uga Tirsanaa Maamulka Puntland oo Lagu Dilay Mudug.

Masuul Horay Uga Tirsanaa Maamulka Puntland oo Lagu Dilay Mudug.

Saacadihii lasoo dhaafay kooxo hubeysan ayaa waxa ay woqooyiga magaalada Hobyo ee gobalka Mudug ku dileen, masuul hore oo katirsanaa maamulka la la baxay Puntland.

Kooxaha hubeysan ayaa waxa ay toogteen Cali Mire Xuseen oo ah guddoomiyihii hore ee Raas-Casayr ugu magacawnaa maamulka la baxay Puntland.

Gudoomiye ku xigeenka magaalada Hobyo ee maamulka la baxay Galmudug Mukhtaar Cabdullaahi ayaa ka warramay sida loo dilay gudoomoyaha hore.

Halkaan ka Degso Warka Masuulka la Dilay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.