Sunday, June 29, 2025
HomeUncategorizedMasuul Katirsan Maamulka Galmudug ku Eedeeyay Inuu ka ka Dambeeyay Dagaalkii Caabudwaaq.

Masuul Katirsan Maamulka Galmudug ku Eedeeyay Inuu ka ka Dambeeyay Dagaalkii Caabudwaaq.

Gudoomiye ku xigeenka magaalada Caabudwaaq ayaa masuuliyiinta ugu sarreysa ee maamulka la baxay Galmudug ku eedeeyay iney qeyb ka ahaayeen dagaal shalay ka dhacay magaaladaas.

Axmad Diiriye oo ah Gudoomiye ku xigeenka magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in dagaalkii shalay ka dhacay magaaladaas ay ku lug lahaayeen masuuliyiin sarsare oo katirsan maamulka la baxay Galmudug.

Waxa uu sheegay in xafiiska madaxweyne ku xigeenka maamulka la baxay Galmudug laga soo abaabulay dhibaatadii shalay ka dhacday magaalada, islamarkaana ay hub iyo ciidanba kaga qeyb qaateen dagaalka.

Halkaan ka Degso Warka Caabudwaaq

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.