Friday, June 20, 2025
HomeAll NewsMasuuliyiin Ameerikaan ah oo Booqday Hargeysa si u Dardar Galiyaan Damacooda Berbera.

Masuuliyiin Ameerikaan ah oo Booqday Hargeysa si u Dardar Galiyaan Damacooda Berbera.[SAWIRRO]

Wafdi ka socda Dowladda Mareykanka islamarkaana uu qeyb ka ahaa taliyaha ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika magacoodana loosoo gaabiyo AFRICOM, ayaa waxa ay ka dageen magaalada Hargeysa, iyagoona halkaasi kulamo kula qaatay masuuliyiinta ugu sarreysa ee maamulkaas.

Masuuliyiinta Ameerikaanka ah ee booqday magaalada Hargysa ayaa lasoo warinayaa, in maamulka la baxay Soomaaliland ay kala hadleen dekedda Berbera, iyada oo warar hoose sheegayaan in maamulka uu hogaamiyo C/raxmaan Cirro waxa ugu weyn ee ay rabaan oo ah aqoonsiga ay kala hadleen waftigan.

Halkaan ka Degso Warka Wafdiga Mareykanka

Hoos ka Daawo Sawirrada:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.