Sunday, June 29, 2025
HomeAll NewsMasuuliyiin Hore oo Sheegay in Xaalad Halis ah ay Wajaheyso Dowladda Fedaraalka.

Masuuliyiin Hore oo Sheegay in Xaalad Halis ah ay Wajaheyso Dowladda Fedaraalka.

Mas’uulyiin horay xilal uga soo qabtay Dowladda Fedaraalka ayaa war kasoo saaray xaaladda siyaasadeed cakiran iyo jihawareerka haysta xukuumadda Fedaraalka ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh.

Kulan ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya ayaa waxaa yeeshay mas’uuliyiin xilal horay uga soo qabtay Dowladda Fedaraalka oo ay ku jiraan 3 ra’iisulwasaare hore oo kala ah: Maxamad Xuseen Rooble, C/Wali Gaas, Cabdi Faarax Shirdoon iyo gudmooyhii hore ee Baarlamaanka Fedaraaalka xilligii Farmaajo.

Mas’uulyiintan ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen ku sheegay in Dowladda Fedaraalka ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh ay dalka ku waddo meel mugdi ah, jihawareer siyaasadeedna ay ku jiro.

Halkaan ka Degso Warka Masuuliyiinta Hore

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.