Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMasuuliyiin Taabacsan Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Dagaalka Baardheere.

Masuuliyiin Taabacsan Dowladda Federaalka oo Lagu Dilay Dagaalka Baardheere.

Mas’uul Katirsan maamulka degmada Baardheere ee Dowladda Fedaraalka, ayaa maanta lagu dilay gudaha degmadaas kadib dagaal halkaasi ka dhacay.

Aroornimadii hore ee saakay dagaal udhaxeeyay ciidamada Dowladda Fedaraalka ee ku sugan degmada Baardheere iyo kuwa maamulka la baxay Jubbaland, ayaa ka dhacay gudaha degmadaas, waxaana uu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray dad shacab ah iyo qaar kamid ah dhinacyadii ku dagaallamayay degmada.

Mid kamid ah xubnaha maamulka degmada Baardheere ee Dowladda Fedaraalka ayey wararku sheegayaan in lagu dilay saakay gudaha degmadaasi, walal la isku hayo xilka uu ka hayay maamulka oo siyaabo kala duwan loo kala sheegay.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.