Wali waxaa socda duqeymaha culus ee ay is weydaarsanayaan maamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, kuwaas oo labada dhinac dhaxalsiiyay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed.
Haddaba falanqeyntaan waxaan idin kugu soo gudbin doonnaa, xogihii ugu dambeeyay ee dagaalka u dhaxeeya labada dhinac iyo halka ay kala marayaan.