Khasaare xooggan oo isugu jira naf iyo maal ayaa ka dhashay, duullaan culus oo uu maamulka Yahuudda ku qaaday magaalada Tehraan oo ah caasimadda Iiraan.
Masuuliyiin sarsare ayaa xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan looga dilay weerarkaan, kuwaas oo uu ku jiro taliyihii ugu sarreeyay ee ciidanka, Tehran ayaana ku hanjabtay iney qaadi doonto weerar aargudasho ah.
Halkaan ka Degso Wararkii Ugu Dambeeyay ee Weerarka Yahuudda ee Iiraan