Dhawaan dagaal culus ayaa waxa uu ka dhex qarxay Dowladaha Hindiya iyo Pakistan, kuwaas oo geystay waxyeellooyin isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed oo soo kala gaaray labada dhinac.
Dowladda Pakistan ayaa waxa ay sheegtay in ay soo riday diyaarado badan oo ay laheyd Hindiya, waxaana warbixintaan idinkugu soo gudbin doonnaa waxa Pakistan usahlay iney soo rido diyaaradaha Hindiya.