Wednesday, July 9, 2025
HomeAll NewsMaxaa Sababay in Lakala Diro Xisbiga PKK ee Dagaalka Kula Jiray Dowladda...

Maxaa Sababay in Lakala Diro Xisbiga PKK ee Dagaalka Kula Jiray Dowladda Turkiga?[WARBIXIN]

Xisbiga PKK oo ahaa xisbi mucaarad ah oo kasoo horjeeda Dowladda Turkiga ayaa waxaa warbixinno soo baxaya ay sheegayaan in la kala diray, islamarkaana meesha laga saaray jiritaankiisa.

Haddaba maxaa sababay in lakala diro xisbigaan oo muddo sanado ah dagaal kula jiray Dowladda Turkiga? ku dhageyso warbixintaan hoose.

Halkaan ka Degso Warbixinta Xisbiga PKK

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.