Thursday, May 1, 2025
HomeAll NewsMaxaa Sababay in Xasan Sheekh Wiil uu Dhalay u Magacaabo Taliyaha Ilaaladiisa...

Maxaa Sababay in Xasan Sheekh Wiil uu Dhalay u Magacaabo Taliyaha Ilaaladiisa Gaarka ah.[FALANQEYN]

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh ayaa dhawaan wiil uu dhalay u magacaabay Taliyaha Ilaaladiisa Gaarka ah, isagoo sidoo kale sheegay in muddo 6 jeer ah uu ka badbaaday isku day dil oo ay la damacsaneed Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Haddaba maxaan ka ognahay shaqada wiilkiisa ka hor inta uusan ku biirin ciidamada Dowladda Federaalka.? Maxaysa tahay saameynta magacaabistaan ay ku yeelan karto nolosha Xasan Sheekh? waxaa falanqeyntaan ku eegaya Wariye Maxamed Daahir Calasow.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.