Sanadihii dambe waxaa sii xoogeystay dagaallada ka socda qaaradda Aasiya, waxaana xusid mudan in Soomaalida intooda badan ay quutkooda iyo badeecadooda kasoo dhoofsadaan Aasiya.
Haddaba haddii ay istaagaan raashinka Soomaalida dibadda looga soo dhoofiyo maxaa ku dhici kara bulshada? qaabkee ayaasa loo sameyn karaa isku tashi waara oo looga maarmi karo raashinka dibadda? waxaan arrimahaan ka wareysanay Aqoonyahan Ramadaan oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed.