Wednesday, April 9, 2025
HomeUncategorizedMaxaa u Sabab ah Jabka iyo Isku Filnaan La'aanta Ciidamada Dowladda...

Maxaa u Sabab ah Jabka iyo Isku Filnaan La’aanta Ciidamada Dowladda Fedaraalka.[WAREYSI]

Had iyo jeer ciidamada Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay jab xooggan kala kulmaan dagaallada ay mudada 20-ka sano ah kula jiraan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyagoo aan wali isku filneyn, xilli Shisheeyuhu ay sheegayaan in waqtiga howlgalkoodu uu dhamaad yahay.

Haddaba waxaa arrimahaani ka wareysaney Aqoonyahan Maxamed Sheekh Xasan, waxaana wareystay Cabdifataax Maxamed Qaasim.

Halkaan ka Degso Wareysiga Aqoonyahanka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.