Saturday, May 3, 2025
HomeAll NewsMaxaa Sababay Iney Kordhaan Dilalka Soomaalida Loogu Geysto Koonfur Afrika?

Maxaa Sababay Iney Kordhaan Dilalka Soomaalida Loogu Geysto Koonfur Afrika?[DHAGEYSO]

Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa dalka Koonfur Afrika ka dhacayay, dilal joogta ah oo ay burcad Koonfur Afrikaan ah ugeysanayeen ganacsatada oyo dadka Soomaalida ah ee ku nool dalkaas.

Hogaanka Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Koonfur Afrika oo ka hadlay waxa sababay kororka dilka Soomaalida Koonfur Afrika ayaa waxa ay sheegeen, in ay tahay baad ay kooxaha burcadda Koonfur Afrikaanka ah ka doonayaan ganacsatada Soomaliyeed.

Halkaan ka Degso Warka Koonfur Afrika

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.