Warbixin ay soo saareen 3 hey’adood oo ka shaqeeya waxa loogu yeero xuquuqda aadanaha iyo arrimaha bulshada ayaa daaha looga feyday, kaalinta ay Dolwadda Ingariiska ku leedahay duullaanka uu maamulka Yahuudda ka wado Marinka Qazza.
Warbixinta ayaa lagu muujiyay in Ingariisku uu kaalin weyn ka qaadanayo duullaanka Sahaayinada ee Qazza, islamarkaana uu xilliyo kala duwan Yahuudda u daabulay hub fara badan oo kamid ah kan lagu xasuuqayo ehelkeenna ku nool Qazza.
Halkaan ka Degso Warbixinta Ingariiska