15-kii bishaan aynu ku jiro wxaa magaada Dowxah ee dalka Qadar ka dhacay, hishiis xabad joojin iyo maxaabis isweydaarsi ah oo dhaxmaray kooxaha muqaawamada Falastiiniyiinta iyo maamulka Yahuudda.
Haddaba intee buu la’egyahay khasaaraha nafeed ee ay geysteen ciidnaka Yahuudda tan iyo mudadii uu dagaalku socday? ku dhageyso warbixintaan.
Halkaan ka Degso Warbixinta Qaza