Magaalada Al-Qudus waa magaalo ahmiyad gaar ah u leh muslimiinta, waa mid kamid ah magaalooyinka ugu weyn uguna ahmiyadda badan dhulka Filastiin, waxay leedahay magacyo badan oo ay kamid tahay Al-Qudus Shariif, Beytul Maqdas, iyo Qibladii hore, Yahuuduna waxy ugu yeeraan Jurusalaam.
Waxa muhiimada gaarka ah u yeeley magaaladan waxaa kamid ah inuu ku yaalo Masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa oo ahaa qibladii 1-aad ee muslimiinta, wuxuu Masjidka ku yaalaa koonfur bari Magaalada.
Masjidka Al-Aqsaa wuxuu sanado badan la kulmayay tacaddiyaad kala duwan oo uga imaanayay Yuhuudda, iyadoo hadda ay mareyso, in haweenka Yuhuudda ah iyagoo caariyaad ah ay isku sawirraan barxadaha Masjidka.
Halkaan ka Degso Warbixinta Masjidka Al-Aqsaa