Monday, June 2, 2025
HomeAll NewsMaxaan ka Ognahay Taariikhda Madow ee Janaraal Moorgan.?

Maxaan ka Ognahay Taariikhda Madow ee Janaraal Moorgan.?[WAREYSI]

Waxaa 2 maalmood kahor magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday, Generaal Morgan oo kamid ahaa hogaamiye kooxeedyadii dhibaatada daran u geystay shacabka Soomaaliyeed, burburkana u horseeday dalka.

Haddaba si aan wax badan uga ogaanno taariikhda madow ee hogaamiye kooxeedkaan waxaan wareysanay Sheekh Jaamac Cabdi-Salaam oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, waxa uuna sheekhu si faahfaahsan kaga warramayaa dhibaatooyinkii uu geystay Moorgan.

Halkaan ka Degso Wareysiga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.