Friday, July 18, 2025
HomeAll NewsMaxaan Ka Ognahay Xiisadda Dagaal ee Ka Taagan Gobolka Sanaag

Maxaan Ka Ognahay Xiisadda Dagaal ee Ka Taagan Gobolka Sanaag[WAREYSI]

Xiisad dagaal oo salka ku haysa siyaasado isdiidan iyo maamul cusub oo la doonayo in xoog lagu dhiso, ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka jirtay gobolka Sanaag walina taagan.

Hadaba maxaan kala soconnaa danaha ay leeyihiin dhinacyada isku haya gobolkaas? waxaana ka wareysanay Aqoonyahan Maxamuud Ugaas.

Halkaan ka Degso Wareysiga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.