Wednesday, May 14, 2025
HomeAll NewsMaxaan ka Ognahay Xiriirka Qotada-dheer ee ka Dhexeeya Yahuudda iyo Hindiya?

Maxaan ka Ognahay Xiriirka Qotada-dheer ee ka Dhexeeya Yahuudda iyo Hindiya?[WARBIXIN]

Tan iyo wixii ka dambeeyay dagaalkii ka dhex qarxay Dowladaha Pakistan iyo Hindiya ayaa waxaa bannaanka usoo baxay, xiriirka qotada-dheer islamarkaana dhinacyada kala duwan leh ee ka dhaxeeya Dowladda Hindiya iyo maamulka gumeysiga Yahuudda.

Warbixinno la daabacay ayaa daaha ka feydaya halka uu gaarsiisan yahay, xiriirka ka dhaxeeya maamulka Yahuudda iyo Dowladda Hindiya, waxaana ay taqaariirtu muujiyeen in labadaan nidaam ay yihiin kuwa ul iyo diirkeed ah oo hal hadaf kawada duulaya.

Halkaan ka Degso Warbixinta Hindiya iyo Yahuudda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.