Dalka Japan oo kamid ah dalalka waaweyn ee ku yaalla qaaradda Aasiya, islamarkaana ku noolaanoonaya horumar xagga farsamada iyo Tiknoolajiyada ah, ayaa waxaa haddana lasoo warinayaa inuu wajahayo halis weyn.
Warbixin uu daabacay Wargeyska Foreign Affairs ayaa shaaca ka qaaday, in majaalaadka ay ka liiceyso xukuumadda Tokyo uu kamid yahay kan millatariga, awoodda xagga millatari ee xukuumaddaasna ay wajaheyso nuqsaan aad uxooggan.