Maalintii shalay waxaa magaalada Bareedo ee gobolka Bari lagu qabtay markab ay ku rarneyd saanad Mallateri oo aan illaa iyo hadda la la gara cidda sida rasmiga ah uleh.
Saanaddan ayaa waxaa kamid ah gaadid kuwa gaashaaman ah, kuwa dab dambiska iyo hub, waxaana gacanta ku dhigay ciidanka maamulka la baxay Puntland, iyadoo maanta la keenay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.
Halkaan ka Degso Warka Markabka.