Wednesday, July 2, 2025
HomeAll NewsMaxaan Kala Soconnaa Xaaladihii Ugu Dambeeyay ee Deegaanno Katirsan Sh-dhexe?

Maxaan Kala Soconnaa Xaaladihii Ugu Dambeeyay ee Deegaanno Katirsan Sh-dhexe?[WAREYSI]

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta dagaal kula wareegay deegaanka Cadaan-laxeey ee gobalka Sh-dhexe, halkaasi oo lagu dilay 4 askari 2 kalana lagu dhaawacay, halka 2 kalana maxaabiis ahaan loosoo watay.

Sidoo kale qof rayid ah ayaa ku naf waayay 4 kalana waa ay ku dhaawacmeen, duqeyn diyaarad Drone ah oo ka dhacday degaanka Caadley ee gobalka Sh/dhexe.

Wariye Maxamed Ciise oo ku sugan deegaanno kamid ah gobalka Sh-dhexe ayaan ka wareysanay dagaalladii maaanta iyo xaaladihii ugu dambeeyay ee gobalka.

Halkaan ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.