Wali waxaa socda duqeymaha xooggan ee ay is weydaarsanayaan maamulka Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, kuwaas oo dhaliyay khasaare xooggan oo naf iyo maalba leh, islamarkaana soo gaaray labada dhinac.
Iiraan ayaa waxa ay fulisay duqeymo culus oo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay maamulka Yahuudda, waxaana Kayaanka Suhyuuniga ah uu isku dayayaa inuu aad uqariyo khasaaraha kasoo gaaraya weerarada Iiraan.