Waxaa maanta dalka Hindiya ku burburtay diyaarad nooca rakaabka qaada ah oo ay saarnaayeen 244 ruux, kuna wajahneyd magaalada London ee wadanka Ingiriirska.
Diyaaraddan ayaa kusoo dhacday gudaha dalkaasi Hindiya oo ay markii horaba ka duushay, waxaana kadib burburkeeda lasoo warinayaa iney dhinteen dhamaan rajaabkii saarnaa.