Maxamad Xuseen Rooble oo ah Ra’iisulwasaarihii hore ee Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay inuu Xasan Sheekh Maxamuud afkiisa kaga sheegay, inuu rabo inuu xukunka haysto.
Wuxuu kaloo intaasi ku daray, iney Xasan hadalladiisu ay iska khilaafayaan, hadalka uu maanta ku hadlana mid ka duwan uu berri sheegayo.