Wednesday, April 2, 2025
HomeAll NewsMaxamed Idiris oo Shahiid ku Sifeeyay Askariga Taariku Salaadka ah ee u...

Maxamed Idiris oo Shahiid ku Sifeeyay Askariga Taariku Salaadka ah ee u Dhinta Dowladda Fedaraalka.

Mid kamid ah wadaadaha ufatwooda shisheeyaha dalka kusoo duulay iyo Dowladda Fedaraalka, ayaa askarta Dowladda Fedaraalka ee aan dukan oo ku dhimanaya dagaallada ku tilmaamay kuwo shuhado ah.

Maxamad Idriis oo ah wadaad xume si indho la’aan utaageersan Dowladda Fedaraalka, ayaa sheeegay in askarta ku safka ah shisheeyaha yihiin kuwo shuhado ah, xattaa hadeysan dukan salaadaha waajibka ah.

Ciidanka Dowladda Fedaraalka ee udagaallamaya difaaca dimuquraadiyadda ayuu ku tilmaamay kuwo Jihaad ku jira sida uu hadalkiisa udhigay.

Halkaan ka Degso Warka Maxamed Idiris

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.