Friday, June 13, 2025
HomeAll NewsMaxay Hindiya ka Dhaxashay Soo Laabashadii Donald Trump.?

Maxay Hindiya ka Dhaxashay Soo Laabashadii Donald Trump.?[WARBIXIN]

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii dib loo doortay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, waxaa mar qura uu is badal xowli ah ku yimid siyaasaddii arrimaha dibadda iyo tan gudaha ee Dowladda Mareykanka, iyadoona Trump uu qaaday tallaabooyin badan oo aysan mahadin dadka Ameerikaanka ah.

Dowladda Hindiya oo xaliif dhaw la ah Mareykanka ayaa kamid aheyd dowladaha sida weyn usoo dhaweeyay dib usoo noqoshada Donald Trump, balse bilihii u dambeeyay waxa ay xukuumadda New Delhi la daalaa dhaceysaa siyaasadaha qallafsan ee Madaxweynaha Mareykanka.

Halkaan ka Degso Warbixinta Hindiya iyo Mareykanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.