Wednesday, July 9, 2025
HomeAll NewsMaxay ka Dhigan Tahay Al-Shabaab iney Gacanta Ugasho Moqokori.?

Maxay ka Dhigan Tahay Al-Shabaab iney Gacanta Ugasho Moqokori.?[WAREYSI]

Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay, dagaalkii cuslaa ee dhawaan Dowladda Fedaraalka looga qabsaday Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Wuxuu sheegay iney la wareegitaanka magaaladaasi ka dhigan tahay, guul wayn oo usoo hoyatay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo meel muhiim u ah dhulka ay ka taliso ee lagu maamulo shareecada Islaamka.

Halkaan ka Degso Wareysiga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.